Sanad Ka Dib Geeridii Mujaahid/Mu’alif/Marxuum Cali-Banfas Iyo Milicsiga Taariikh Xiiso Huwan Oo Noloshiisii Laga Qoray+SAWIRRO Xusuus Leh Daawo

0
34

HALKAN KA AKHRISO: Taariikhdii Iyo Qaarkamid Ah Gabayadii Cali Xasan Aadan-Banfas-(1948-2013),  Garyaqaan Xasan Cali Xasan Oo Ah Wiil Uu Marxuumku Dhalay Ayaa Wax Ka Qorey Taariikhdii Halgameed iyo Middii Suugaanneed Ee Muj. Banfas

 Haddii aan soo koobo taariikhda Cali Xasan Aw Aadan (Banfas), waxa aan ka soo qaadan karaa goobta dhalashada oo ah Dhaboolaq oo duleedka galbeed ee Hargeysa ah iyo wakhtigii uu dhashay oo ahayd sanadkii 1948-kii. Magaalada Hargeysa ayuu ku barbaaray oo waxbarashada aasaasiga ah, ilaa Dugsiga Sare ku dhamaystey sanadkii 1969-kii……. Si aad uga bogato Qormadan Uu Garyaqaan Xasan Cali Banfas Qorey, Fadlan Guji Sawirka Hoose

Cali Banfass

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here