Shirkada TELESOM Ha Aqoonsato Cida Abaal Gudka Kuleh

0
41

Shirkada TELESOM Ha Aqoonsato  Cida Abaal Gudka Kuleh

 W/Q: Xamse Jirde Axmed

Waxaanu shirkada telesom talo ahaan u soo jeedinaynaa in ay marka ay bixinayso simi kardhka ay adkayso bixin tiisa anagoo kawar hayna marka laga qaadanayo xarun teeda ay dadka waydiiso kaadhka aqoonsiga, balse rakaabka kasoo dagaya eriboodka ama hoteelada waawayn aan lawaydiin magacooda ama aqoonsi gooda taasina waxay ka hor imanaysaa nabad galiyada guud ee qaranka somaaliland loona baahan yahay intaa lagawada.shaqeeyo shicib iyo dawladba iyo ganacsatada.oo dhan in siguud loo ilaaliyo in arintaasi ay noqoto mid lagawada shaqeeyo  aniga ahanoqotee ama shirkadaha isgaadhsiinta,

Shirkada telesom adeegyo waxtarle ayay ku soo kordhisay wadanka oo ay kamid yihiin adeega zaadka waana adeeg ay bulshadu u baah naayeen hadaba shirkada telesom waa shirkad caalimaya waxaanay kamid tahay shirkadii ugu horaysay ee ka hir gasha gobolada somaaliland xaq ahaana iyada ayaa inagu leh iyada oo dalka keentay adeegyo badan hadaba shirkada telesom waa inay ogaataa cida xaqa kuleh oo ah dayawgii ugu hereeyay ee qaata simi kaadh keeda iyo dad yawga biri baydh keeda ku hadla maalin walba  inay dadyawgaa ay abaal marino ay siisaa oo ay ku abaal marisaa wixii ay dadkaasi xaq ku leeyihiin waxaynu ka wada dharagsanahay. Inay telesom tahay

1476253_642763642453675_1165479271_n Shirkada ugu weyn Isgaadhsiinta Somaliland oo inta badan ka qeyb qaadata gacansiinta qaadhaamada dhinacyada Arimaha Bulshada iyo aafooyinka dabiiciga ah ee Somaliland, waxay inta la ogyahey sadexdii bilood ee u danbeeyay gacan weyn ka geysatey, waxa kamid ahaa dhibaatooyinkii bulshada Somaliland ee xoola dhaqatada iyo beeraleyda kasoo food saarey dhinaca Abaaraha , oo ay shirkadu ugu deeqday lacag dhan boqol kun oo dollarka mareykanka ah (100,000$), iyo qeybo badan oo iyaguna la xidhiidha dhinacyada Arimaha Bulshada,  hadaba shirkadu waa inay qayb lixaadle ka qaadato shaqaalaysiinta ardayda jaamacadaha kasoo baxa ee ka qalan jabiya sababtoo ah waxaanu kawar haynaa in ay badankoodu ay tahriibaan ardaydaasi markay waayaan wax shaqaa hadaba shirkada telesom waa inay kaalin wayn ka qaadato shaqaalay siinta ardayda jaamacadaha ka baxa,  shirkadu waa inay u abaal celiso abaal marina ay siiso boqolkii qof ee ugu horeeyay ee qaata card keeda qiimayna ay ku samayso dadka ay kharashka badani kaga baxo,  talo ahaana waxaan shirkada u soo jeedin lahaa inay shaqaaleeyaan dhalinyarada tirada badan ee jaamacadaha kasoo baxa  iyadoo aanay dawladu awood buuxda u hayn inay wada shaqaalaysiiso dhalinyarada jaamacadaha kasoo baxda hadana waa inay shirkadu qayb teeda ay ka qaadato shaqaalaysiinta dhalinyarada qalin jabisa ee bilaa camalka ah,  LASOCO………

W/Q: Xamse Jirde Axmed

TELL: 063-4472126

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here