Sideedd Iyo Tobonkii May Waxaa Dhacay Sideedd Iyo Tobon Dembi oo Waawayn‏

0
45

Sida aynu wada ognahay waxa dhawaan daafaha dunidda iyo guud ahaan dalka JSL=ba  laga xusay 23 guuraddii kasoo Wareegtaya gooni isu taaga dalkan jamuuriyadda somaliland

Hadaba waxa iyana jirtay in ay dhaceen ceebo aan hore u dhicin iyo dembiyo laga galay meelo dhawra

Bal haddii aynu ku horyno waxyaabihii ugu waawaynaa waxaa kamidda

1 Madaxweynaha oon shacbiga reer s/land wax hambalyo ah aan u dirin haba yaraatee isag oo khudbadiisa ku bilaabay

Somalia iyo wax baas oo laabtiisa ku qufulaa

2 Calankii s/land oo isagoo geddo kasoo caraabay la gudoonsiiyaya siilaanyo

3 Caqligii ummadda oo la caayay

4 Dad cid ay metelaan aanay jirin oo yidhi waxaanu citiraafnay s/land iyo qaar iyagaba ka sii liita oo iyana ka gudoomay

5 Cashooyinkii bilaa mindiyaha ahaa ee laysla daba alaamay

6 Agaasimihii wasaaradda warfaafinta ee inantii ku soo dhawysay cod baahiyaha ugu jawaabay walaal aamina waan dhawahaye sidee xaafaddii lagu ahaa

7 Baratakoolka xafladda oo aan lahayn ka jeeddoo iyo ku jjeeddo toona oo ay maamulayeen dad aan aqoon ulahayni

8 Baahaysi ay xukumaddu ka samaysay goboladda iyo degmooyinka dalka isla markaana ay ku urursatay lacago aad u fara badan

9 Maamuladdii goboladda iyo degmooyinka oo is waayay khaasatn gobolka togdheer

10 Lacagtaas laga guray ganacsatadda oo aan meelay martay la ogayn iyadoo qof waliba calankiisa sitay

11 Xafladahan miisaanka leh oo aanay xukumaddu keenin warbaahin caalami ah

12 Codkii fanaaniita oo xabeeb lahaa marka laga reebo Sahra Axmed

13 Codkii madaxda s/land oo warbaahita laga maqlaayay iyagoo leh waar foog ii dhiib waar mindi ii dhiib

14 Citiraafkii oo nin geddo ka yimi ku xidhay in marka isaga loo aqoonsado inuu yahay suldaanka smalia uu isaguna ina aqoonsan doono

15 Xarunta madaxtooyadd s/land oo samali oo dhami ka dabaal degtay

16 M/weynaha oo dhawr jeer ku rakoocay xafladda dhexdeed

17 Haraad ay ka cawdeen dadkii ku sugnaa xafladd oo media laga maqlaayay

Qodobka amma dembiga sideed iyo tobnaad waxaan uga tegayaa bahadda Qalin ku difaac group bal in ay igu qalin kusoo sheegaan

Waa bilaahi towafiiq

by Sacad Cali Kaahin Raamalay Sacad plucky

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here