“Siilaanyo Iyo Saleebaanow Xukunkii Dalka Waad Ku Fashilanteene 26-Ka June Kusoo Celiya Ummadu Waxay Idiin Dhiibatay” Mujaahid Ibraahin Dhagaweyne

0
27

Halkan Hoose Ka Daawo: Afhayeen Madasha-wadatashiga iyo Toosinta Qaranka Mujaahid Ibraahim Xuseen Dhago-wayne oo fariin kulul u diraya Madaxwayne Siilaanyo Guddoomiyaha Golaha Guurtida Saleebaan Gaal, kaas oo sheegay inay taladii loo igmaday ay ku fashilmeen labadaas masuul.

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here