Siilaanyo & Siisi: Cali Guray oo ka Heesay xadhiga Wariyayaasha Haatuf

0
38

Saaxiibkay ina adeerkay Yussuf Cabdi Gaboobe waa la ogaa oo xukuumadan waanu ku kala aragti duwanayn. Beryo hore oo aanu marar telefon ku wada hadlay waxa ugu muhiimsan ee aniga uu i baryi jiray waxa ugu badbayd daa Axmed Slanyo waa mujaahidkiiye iyo Cabdillahi Cukuse daa waa saaxiibkeen eh.

Cali-Guray11

caliSaaka waaberigii iyada oon cid goobjoog ihi jirin ayaa amar madaxtooyada laga soo dhiibay lagu xukumay. Xaalayna odayga waxa malaha la daawadsiiyay garsoorihii Cabdiaxman siisiga Masar ee xukunkii suxufiyiinta Aljaziira. Lakiin waa laga bakhtiiyay qayladii dunida dimuqraadiga ihi ay ku dhufteen ee afka iyo indhaha la wada xidhay.

Ku digan maayo Yussuf oo qof dulman anigu kuma digto ku digashadana ma aqaan. Lakiin hadana waxan odhanayaa Yussufna intii aan Muuse Biixi hore u idhi.

 

ADAA HABAR WARKEEDIYO

HAWO BEENA RAACOO

SHAYDAAN KUU HALOOSEE

HORTA WAA ABAALKAA

HADIMADA KU GAADHIYO

WAXAD HAWL LA KULANTEE

MA KA HEESTAY CEEL DHEER

MA KA HEESTAY CEEL DHEER

MA KA HEESTAY CEEL DHEER

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here