Sir culus:madaxtooyada oo soo saartay warqad lagu hakinaayo socdaalada siyaasiyiinta mucaaridka.

0
23

Hargaysa(GNA/Hubaal).Ilo wadareedyo lagu kalsoon yahay oo ay heshay shabakada Gobanimonews.com ayaa tibaaxaaya in madaxtooyada somaliland, ay soo saartay islamarkaana ay u gudbisay laanta socdaalka somaliland iyo wasaarada arimaha dibada somaliland, warqad ay ku hakinayso socdaalada iyo dhaq dhaqaaqyada siyaasadeed ee siyaasiyiinta mucaaridka somaliland.
warku waxa uu intaa ku darayaa in golaha wasiiradu ay todobaadadii hore isku raaceen go,aankaasi islamarakaana loo gudbiyay taliska laanta socdaalka iyo wasaarada arimaha dibada somaliland,taas oo lagu amray inay dhaqan galkeeda soo saaraan balse waxa la sheegay in ay wali iku marilaayahiin wasaarada arimaha dibada somaliland, iyo laanta socdaalku ,iyada oo la filaayo in todobadada dambe ay soo baxdo warqadaasi.
ilaa hada ma cada sbabta keenta talaabadani balse xukuumada siilaanyo ayaa iyadu waxay cadaadis xoogan ku haysay xisbiyada mucaaridka iyo siyaasiyiinta ka soo horjeeda siyaasada xukuumada siilaanyo.

Gobanimonews

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here