Siyaasiga Wayne Ee Axmed Xasan Ali Like Ayaa Xukuumada Uga Digay Muddo Kordhin ,+ Ugana Baaqay Madaxwaynaha In Doorshada Wakhtigeed Ku Qabsoonto+Taageerayn Go,Aankii Labada Xusbi Qaran Iyo Madasha Wada Tashiga
Wax aan maanta is yar dul isaagi doon daruufaha baahsan iyo xaalada ka taagan soomaaliland Guud ahan iyo ta gaar ahaanba,wax jira manta xaalada ka taagan soomaaliland wax ay maraysaa ,Xaaladii uga adkayd,taasi wax ay u baahantahay in gacmo wada jire lagag bax iyo is badal, dag, dag aha ,Manta wax ay xukuumada talada haysa ay doonaysaa in mudo kordhin loo sameeyo,lkn manta Shacabku muddo kordhin uma baahno wax aad ogtihiin in manta xaalada dalka ka taagan ay sababtay In xaduudihii la xidho oo dalalka jaarka ahi ay ka shakiyaan soomaaliland taasi wax sababtay xukumaamada uu gadhwadeenka ka yahay madaxwayne axmed maxamed siilanyo,Wax aad agtihin in dhaliyadadii,Shaqo la’aanta baahsan, daryeel la’aanta iyo danayn la’aanta xukuumaddu aanay danba ka lahayn dhallinyarada, ayaa ku beertay niyad jab iyo inay dalka nacaan oo tahriib u badheedhan, badhna balwado haleeyaan, badhna mustaqbal la’aan la taagdareeyan suuqyada magaalad. waxa loo baahanyahay gurmad iyo garaad fayoow oo dalka samtabixiya, daacadnimo iyo dadaalnna ku haga ummadda horumar’la,aanta haraadka iyo siyaasiga cashuur leefka ahi kala goosteen.
Madaxweyne siilaanyo wuxuu sameeyay gudida ka hortaga tahriibka, meeday gudidi ka hortaga tahriibtu? maxay qabateen?, maka hortageen tahriibkii? halkay ka shaqeeyan gudidaasi? Gudidaa madaxweynhu sameeyay maaha gudida ka hortaga tahriibka, Waa gudida dhiiri gelinta tahriibka waa magafayaal, Madaxweynuhu wuxuu sameeyay xafiiska shaqo abuurka dhallinyarada oo hoos taga wasaaradda shaqada iyo arimaha bulshada boodh weyn oo wanaagsanba lagu dhejiyaya irida xafiiska. Miyaad aragteen cid shaqo loo abuuray oo xafiiskasi shaqo geeyay? Xaasha maynaan arag ciday shaqo geeyen qofna ku dhahoo iyo shaqo ay abuureen. kulmiye wuu tagayaa ha tahriibina odhan mayno sidoodi waxaanu se leenahay. Waddaniyad, dareeen fayoow iyo tacabaynu dalka gelinayna dalkana mustaqbalka dhaw waa looso tahriibi doona. Qurba jooogta tirade badan ee dibada ku maqanina waysoo gurya noqon doonaan, waxaanaynu noqon doona dal u nool sida dunida asaageen
Wax aan leenahay balintii uu umada u gaaday madaxwaynihii waa laga suqayaa ee ahay in aan maalin luga daray,ee aad ku qudbadaysa maalin la iig dari maayo,oo wax aan xasuustaa khudbada sandeedkii 2013…2014 Uu ka jeediayay labad golaha, madaxwayah wax aan kaa suqaynaa balantii aad umada soomaaliland u qaaday,
Xaalada wadanku wax ay u baahdantahay gurmada dag,dag aha,wax madaxwayaha uga baaqaya inuu Doorasha wakhtigeedii ku qabto,wax filayaa hadii dastuurka dalka u yaal aad ilaalin waydo, Wax iman doonta gas iyo buuqa manta umada ku dhaqan soomaaliland u baahna qas Iyo buuqa,xukuumada gacanta ha kale baxdo awooda uu dastuurka siiya ee sida uu dhigaayo qodabka 14aad awoodaha Qodobka 14aad
Awoodaha Komishanka
Komishanku wuxuu awood u leeyahay:-
- Inuu cayimo wakhtiga doorashooyinka la qabanayo, iyagoo Madaxweynaha u gudbinaya si uu Degreeto ugu soo saaro.
- Inay cayimaan tirada iyo goobaha cod-bixinta degmooyinka & gobolada.
- Inay magacaabaan, eryaan, anshax mariyaan shaqaalaha xafiiska dhexe, xafiisyada degmooyinka & Gobolada doorashooyinka.
- Inay qorsheeyaan Miisaaniyadaha lagu maamulayo hawlaha doorashooyinka.
- Inay ku dhawaaqaan natiijooyinka doorashooyinka Madaxweynaha iyo ku xigeenka si ku meel gaadh ah, inta aan Maxkamadda Sare ku dhawaaqin
- Inay kormeeraan si kedis ah iyo si qorshaysanba goobaha doorashada iyo meel kasta oo hawshooda khusaysa.
- Inay go’aan ka gaadhaan muranada doorashada ee ka soo gaadha xafiisyada hoos yimaada.
- Inay sameeyaan daraasad ku saabsan sidii dalka loogu samayn lahaa goobo-doorasho oo murashaxiin ku tartami karto.
- Inuu diiwaan-geliyo cod-bixiyayaasha ka hor taariikhda doorashada.
Madaxwayne hadii aad awood uu dastuurka siiyay xubnaha komashinka doorashooyinka,Aad ixtiraamwaydid adna wax ixtiraamaha oo bulshada ku siinayso ma jirto,
HADABA SIDEE BAY MUDO KORDHIN KU IMAN KARATAA , HANSOO GAADNO QODABA DARSUURAHA .QODABKA 107 EE DARSUURKA SOOMAALILAND FARQADIISA 5 WAX UU SHEEGAYAA HADII AY QABSOOMIYA WAYDO DOORASHA MADAXTIMADA MADAXWAYNAHA IYO KU XIGEENKA HADII AY JIRTO NABADGALYO DARO,MARKAASI WAX GOLAHA GUURTIDA WAAJIB KU AHA INAY MUDDA U KORDHIYAAN MADAXWAYAHA IYO KU XIGEENKA AYAGOO TIX GALINAAY MUDDA LAGA BIXI KORO DHIBAATOOYINKAASI
habad maanta waa wax ilaahay luuga mahad noqo nabad ka taagan dalkeen,wax aan haboon in doorashada wakhtigeed lagu qabto,wax aan ku raacasanahay,labada xisbi qaran iyo madasha wada tashiga go,aankay ka qaateen in doorashada wakhtigeedii ku qabsoonto hadii kale la dhiso dawlada wadaag aha maanta madasha wadatashiga waa ragga u soo halgamay soomaaliland waa xag u ku leha kana dhiidhnaaya tala xumada ay xukuumada wado,wax aan maanta si mug leha u taageerayo bulshada ku dhaqan gobalka saaxil,oo maanta go,aan adag ka istaagay barabugaandadii ay xukuumada waday ee iibinta ,marsada berbera oo umuda gaadaysa 7000,ay ka shaqeeyan taasi oo ay doonayso xukuumada,inay irid ka saarta dadkaasi munaafcsadaa dakada berberahu