Hargaysa(Hubaal):- Qaar Ka Mid Ah Xildhibaanada , Siyaasiyiinta Iyo Dhalin Yarada Ka Soo Jeeda Deeganada Awdal Iyo Salal Oo Maanta Warbaahinta La Hadlaayey Ayaa Waxaa Ay Sheegen In Deeganadaas Ay Ka Soo Jeedan Ay Yahiin Qaar Ka Haradan Wax Qabadka Xukuumada Tallada Haysa.
Ugu Horen Waxaa Halkaasi Ka Hadlay Qaar Ka Mid Ah Dhalinyaradii Shirka Jaarid Qabtay “Waxaa Saacadaa La Joogo Ogahay Oo Laygala Soo Hadlayey Xalay Dhulkii Aan Ka Imid In Caafimaad La,Aan Loo Dhimaanayo Hooyadii Dhimanaysay Wax Gadiid Caafimaad Ah Oo Ugu Guramada La La,Yahay Waxan Baaq U Dirayaa Beesha Ciise Ee Caalamka Joogta Oo Aan Leeyahay Waar Hawshii Aad Noo Igamteen Halkan Waanu Idinka Weynay Kuwa Doonaya Xaquuqda Beesha Ciise In Ay Hor Istaagana Ma Waxaanu Sahan Kayagii Markii Aanu Hareeraha Eeganay Aanu Dhignay Xisbiga Wadani ,Waanu U Quudhi Kari Waynay Dalkii Aan Dib U Xoreentiisa Ka Qeyb Qaadanay In Aanu Bur Burino Anagu Sidaas Darteed Waxaan Leeyahay Dadka Degan Deeganada Awdal Iyo Salal Waxaad Ku Soo Biirtaan Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Wadani Ee Uu Hogaaminaayo Siyaasiga Ah Ee Cabdiraxmaan Ciro Oo Aan U Aragno In Uu Yahy Mid Wata Hadaf Ka Siyaasadeed Iyo Dumqraadiyada Somaliland”. Ayuu Yidhi .
Sidoo Kale Xildhibaan Cali Sheekh Cismaan Aareeye Oo Ka Mid Ah Xildhibaanada Aqalka Wakiilada Somaliland Isla Markaana Ka Soo Jeeda Deeganada Awdal Iyo Salal Oo Shirkaasi Jaraa’id Ka Hadlay Ayaa Waxaa Uu Sheegay In Xukuumada Talada Haysa Ay Tahay Mid Aan Waxba Ka Qaban Baahiyaha Ay Qayban Dadka Degaanadasi Degan .
Waxaana Uu Sheegay In Xukuumad Kulmiye Ay Tahay Mid Bilaa Abaal Ah Isla Markaana Aan Laheyn Balan Loogu Soo Hagoogo Wana Uu Yidhi “ In Badan Baan U Sheegayey Oo Ninka Siyaasiga Ahi Waxaa Uu Sii Arkaa Wax Fara badan Waxaan Ogaa In Kulmiye Wax Badan Tareen Ciisuhu Markay Igu Yidhaahdeen Saylac Baanu Ku Aragnayoo Waa Uu Nala Soo Balamay Waxaan Ku Laha Xukuumadan Kulmiye Balan Ma Laha Oo Abaal Ma Leh Ajarna Ma Leh Markaas Hadii Uu Ilahay Idin Tusay Tii Aan Sheegayey Waa Wax Lagu Mahadiyo .
Wax yaabaha Ka Dhacaya Bari Iyo Galbeed Waa Dil Dilaaci Xisbiga Kulmiye Halkii Uu Xatumadii Kacaankii Minkisti Uu Maraayey Ayuu Maanta Marayaa .
Dadka Rer Boorama In Xabad Caruurtooda Lagu Garaaco Waa Mid Nacas nimo Ah Waa Mid Aan Loo Daban Waxanan Leeyahay Dadka Awdal Iyo Salal Dagoow Tabsho Waa La Taban Karaa Waa La Xisaab Tami Karaa Oo Tii Ina Riyaale Ee Idinka Idiinka Soo Jeedayba Waad La Xisaab Tamayseen Ee Xisaab Tanku Ma Aha In Uu Noqdo In Ciidanka RRu Laydin Dul Dhigo “ Ayuu Yidhi .
Intaasi Ayaa Waxaa Uu Ku SOo Daray Hadalkiisi Xildhibaan Cali Aareeye “ Meeshan Somaliland Baa Lagu Heshiiyey Anigu Markaas Ma Rabno Awdal Iyo Salaleey Mid Somaliland Ka SOo Hor Jeeda.
Waxanan Leeyahay Dawalda Tabashada Iyo La Xisaabtankeedu Waa Mid Qasab Ah Lakiin Kuma JIrto Meesha Anagu Gobal Gaar Ah Baanu Nahay Anigu Somaliland Ka Mid Nahin Inaga Ayaa Somaliland Leh Waliba Rer Boorama AYaa Leh Ee ha Isku Khaldina Somaliland Nimada Iyo Cabshada”
“Waxaan Ku SOo Koobayaa Dawlad Aad Ku Cabataanba Ma Jirtee Dawladahu Kol Kay Fayow Yahiin Ayaa Lagu Cawdaa Oo Ay Wax Dhageesanayaan Ee Dawald Lagu Cawdaba Ma Jirtee Wakhtigu Waa Uu Dhow Yahay Ee Waxaan Idinku Dar Daraya Waar Is Bedel Kheyr Leh Baa SOo Socdee Xisbigaa Wadani Taageera “ Ayuu Ku Soo Gunaanaday Hadalkiisi Xildhibaan Cali Sheek Cisaman Aareeye.
Gobanimonews