Hargeysa (Hubaal) Maxamed Xaashi Cilmi Iyo Prof Cabdisalaan Yaasiin oo ka mid ah Siyaasiyiinta Madasha Wadatashiga iyo Toosinta Qaranka Somaliland ayaa si adag uga hadlay maamulkii hawada ee lagu wareejiyay Dawlada Federaalka Somalia,waxaanay Xukuumada Madaxwayne Muuse Biixi u soo jeediyeen in ay talaabo cad ka qaado arintaa.
Guriga WARAR UGU XIISAHA BADAN Siyaasiyiinta Madasha Wadatashiga Oo Madaxweyne MBC Usoo Jeediyey In Xukuumaddiisu Talaabo Cad...