Hargeysa (Hubaal) Dawladdaha Somaliland iyo Maraykanka ayaa ka wada hadlay arimo ay ka mid yihiin qabsoomida doorashooyinka S/land, xaalada qaxootiga ee Yemen ka soo burqanaya oo ay wehelinayso sida ay maraykanka iyo Somalialnd uga wada shaqayn karaan arimaha ammaanka iyo horumarinta iyadoo Madaxweynaha JSL Md Axmed Maxamed Maxamuud siilaanyo maanta Qasrigiisa ku qaabilay wakiil ku xigeenka safaarada maraykanku ku leeyihiin Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya
Guriga WARAR UGU XIISAHA BADAN Somaliland Iyo USA Oo Ka Wada-Hadlay Qabsoomida Doorashooyinka Somaliland Iyo Xaalada Qoxootiga...