SOMALILAND: Laba Qodob Oo Lagu Ansixiyey Shirkii Golaha Wasiirrada Ee Maanta

0
51

Hargeysa (Hubaal) Kulankii Golaha wasiirradu maanta oo khamiis ah ay ku yeesheen qasriga madaxtooyada Somaliland ayaa waxa lagaga dooday laba xeer oo ajende u ahaa Tirsigiga kalfadhigiisu ahaa 222aad maanta oo ay taariikhdu tahay 20.07.2017 oo uu shir gudoominayey madaxweynaha qaranka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo ayaa cod loogu qaaday ansixinta laba xeer oo kala ah;

099A2000

  1. Ansixinta qorshaha horumarinta qaranka ee 2aad.

  1. Ansixinta xeerka baadhista, tayo hubinta iyo caddaynta dhoofinta Kalluunka.

099A2964

Waxaanay goluhu ku ansixiyeen cod duuduub ah labadaasi xeer markii shirku soo  xidhmayna waxa saxaafadda la hadlay wasiirka qorshaynta qaranka, wasiirka warfaafinta iyo wacyigelinta iyo afhayeenka madaxtooyada.

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here