Somaliland Oo Ka Digtay Halista In Lagu Xidhiidhiyo Doorashooyinka Soomaaliya

0
36

“Waa In Bulshada Caalamku Aqbasho Xaqiiqada Dhabta, Oo Qiraan Inaan Somaliland Qayb Ahayn Qaab Dhismeedka Federaalka” Dr. Sacad Cali Shire sacad-cali-shire

Hargeysa (Hubaal) Jamhuuriyada Somaliland ayaa si adag u beenisay ina qeyb ka tahay nidaamka doorashooyinka Soomaaliya, oo maalmaha ay baahinayeen UNSOM iyo Wakiilka Xoghayaha QM Mr. Keating, kana digay inaan la abuurin colaado iyo qalalaase gaadha gobolka iyo Caalamka. Wasiirka Arrimaha Dibeda iyo Iskaashiga Caalamka Dr. Sacad Cali Shire oo maanta soo saaray qoraal digniin ah, uu ku socodsiiyey xafiisyada safaaradaha iyo Hay’adaha dalka jooga dhamaantood, oo mareegta Somalilandspan heshay ayaa lagu sheegay in warbixinaha lagu faafiyey baraha bulshadu ku kulanto aanay bedeli Karin xaqaa’iqa gudaha Somaliland ka jira. Qoraalka Dr. Sacad Cali Shire ayaa soo baxay ka dib markii labadii maalmood ugu dambeeyey xafiiska UNSOM iyo Wakiilka Xoghayaha QM u qaabilsan Soomaaliya Mr. M Keating faafinayeen…

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here