Wasaaradda Deegaanka iyo horumarinta reer miyiga ayaa maanta qabatay kulankoodii labo biloodlaha ahaa kaasoo si weyn loogu eegay qorshayaasha baabi’inta seerayaasha iyo joojinta dhul daaqsimeedka la kala iibsanayo.
HALKAN KA DAAWO FAAHFAAHINTA WARKAN