SOMALILAND: Xafiiska Imtixaannaadka Oo Wakhti Kama Dambaysa U Cayimay shaacinta Natiijada Imtixaanka Oo Sanadkan Ay Ardaydii Ugu Badnayd Abid U Fadhisteen

0
19

Hargeysa (Hubaal) Guddoomiyaha xafiiska imtixaannaadka ee Somaliland Daa’uud Axmed Faarax ayaa ka waramay maraaxilkii kala duwanaa ee uu soo maray imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiyada dhexe iyo sare, iyo tirada ardaydii u fadhiisan jirtay imtixaanka oo uu sheegay inay mar ahaayeen todobaatameeyo arday oo dalka oo dhan ahaa.

DAAWO:

Guddoomiyaha xafiiska imtixaannaadka ee Somaliland Daa’uud Axmed Faarax waxa uu sheegay in sanadkan ardayda u fadhiisatay imtixaanka shahaadiga ee sanad-dugsiyeedka 2017/2018 ay noqonayso tiradii ugu badnayd abid ee imtixaanka shahaadiga u fahdiisata.

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here