Hargeysa(Hubaal) Suldaanka guud ee Beelaha Habar Yoonis, Cismaan Suldaan Cali Suldaan Madar ayaa maanta Hargeysa ku qabtay shir jaraa’id oo uu kaga hadlayo qalalaasihii ciidanku rasaasta la dhacay dadka shicibka ah magaaladda Ceerigaabo.
Suldaanku waxa uu marka hore tacsi u diray dadkii ku dhaawacmay rasaastii ciidanka dawladdu ku fureen dad mudaharaadayey oo aan hubaysnayn.
Daawo Suldaanka shirkiisa jaraa’id: