Hargeysa (Hubaal)- Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir Oo ah Suldaanka Guud ee Beelaha ayaa Sheegay In Deegaanada La Kala Leeyahay, Isla Markaana Aanay Muran Gali Karin Deegaanada Xeebta Waqooyi ee Gobolka Marood-jeex, Isla Markaana Ay Xaq u leeyihiin Dadka Ku dhaqan Deegaanadaasi Kaadha Diwaan-galinta, Faah-faahinta Warkaasi Halkan Hoose Ka Daawo.
Guriga WARAR UGU XIISAHA BADAN Suldaanka Guud Ee Beelaha Somaliland Oo Sheegay In Deegaannada La Kala Leeyahay...