Wargeyska Haatuf oo uu u buuxsamay sannad tan iyo markii ay xukuumaddu albaabadu u laabtay xaruntii wargeyska
Qaar ka mid ah suxufiyiinta Somaliland ee hawlgala qaybaha kala duwan ee hay’addaha warbaahinta ayaa shir jaraa’d oo ay ku qabteen magaaladda Hargeysa waxay si wadajir ah u cambaareeyeen xayiraada iyo xanibaada ay xukuumaddu ku hayso labada wargeys ee Hubaal Iyo Haatuf,oo u xayiran xukuumadda muddo sanad