Suxufiyiintan ayaa ku eedeeyay hogaanka ururka SOLJA ‘afduub’ ay ku wadaan shirweynaha 6aad ee ururka suxufiyiinta Somaliland oo la filayo in maalinta Berrito uu furmo. Waxaanay ku dhawaaqaan guddi qabanqaabo oo kasoo horjeeda
Guriga WARAR UGU XIISAHA BADAN Suxufiyiin Qaadacay Shirweynaha Ururka SOLJA Oo Berri Hargeysa Ka Furmaya (Daawo)