Shaki kuma jiro in aad durba aniga iga shakiday oo aad is tidhi ninkani waa argagixiso, laakin su’aal aan ku waydiiyee argagixisadu ma wax jiraa mise waa muslim ka cabsiis?, hadii ay jirtan waa ayo ama halkee ayay ku abtirsadaan, ma gaalo mise muslim?
Sida aynu wada ogsoonahay reer galbeedku waxa ay caan ku yihiin in ay buun-buuniyaan sawir fiicanna ka bixiyaan wax kasta oo ay doonayaan in uu dunida ka hir galo kuna socdo aragtida ay iyagu raallida ka yihiin ee ah in wax walba noqdaan sida ay u arkaan khalad iyo saxba, taas oo hadii aad u fiirsato aad cadaalad darro weyn ka dhex arki karto ururka isku tilmaamay Qaramada Midoobay ama UN-ka, hadii aad u fiirsato waxa aad arkaysaa in shan dal oo caalamka ka mid ahi ay leeyihiin awoodo qeexan oo loo yaqaano VITO POWER, kuwaas oo diidi kara, si fududna u hor istaagi kara dalal badan oo caalamka ka mid ahi waxa ay isku raacaan, si fududna u meel marin kara mawqifka iyo aragtida ay xambaarsanyihiin haba qaldanaato’e.
Habka gumaysiga noocan ah ee caalamka ka taagan iyo boqollaal kale uma hollan in aan wax ka sheego ama aan wax ka idhaahdo, waxa aan maanta qalinka u qaatay in aan taageero ballaadhan u muujiyo dawlada Islaamka u soo baxday ee Daacish ama ISIS ahaydna dawladii la sugayey, ka dib dabo gal aan sameeyey iyo baadhitaan aan baadhay mabaadii’da ay ku dhisantahay kooxdani ayaa waxa ii soo baxday in dawladani tahay dawlad xaq ah oo ah dawladii uu Islaamku in badan sugayey. Akhriste soomaalidu waxa ay tidhaahdaa :(mayd keebaa u dambeeyey) dabadeedna waxa ay ku jawaabtaa: (mayd waxa u dambeeyey kaa la sii sido), waxa aan uga jeedaa ficillada ay kooxdani samayso ama muuqaalada laga arkay waxa u dambeeyey muuqaalkii maalintii jimcaha ahayd ee taariikhdu ahayd 4.july.2014, oo hogaamiyaha ururkan Sh. Abu-bakar al Baqdaadi uu khudbad ka galay masaajidka ugu weyn magaalada Mosul ee dalka ciraaq, taas oo erayada uu khudbadaa ku bilaabay ay toos u waafaqeen erayadii uu Khaliifkii koowaad ee Nabi Maxamed(scw) talada dadka muslimiinta ah uga dambeeyey , ahaana saxaabigii ugu fadliga badnaa khalqiga marka laga yimaado Nabiyada oo ahaa Abu-bakar As-sidiiq. bal hadaba aan erayo kooban ka soo qaato khudbadii hogaamiyaha Dawlada Daacish uu ka galay masjidkaas, waxaana uu yidhi : ( dadyahow ma ihi kii idiinku khayrka badnaa, hadii aan toosanahay I taageera, hadii aan leexdana ii nasteexeeya) , tani oo markhaati ka ah fahamka dheer ee uu hogaamiyahani diinta Islaamka u leeyahay.
Hadaba sawirrada khaldan ee ururkan laga bixiyey, ee ay reer galbeedka iyo Maraykanka oo is xambaarsani ka bixiyeen iyaga oo adeegsanaya Idaacdaha iyo Channel-lada aynu u mehersanahay sida BBC-da , VOA-da iyo boqollaalka Channel ee kale ayaa waxa ay dadka ku dhalisay cabsi iyo in dawladan ISIS laga aamino waxyaabo aan jirin sida dil bilaa sabab ah, is qarxin, dhiig daadin iyo falal kale oo laga dido.
Runtii aniga oo markii hore ka didsanaa ururkan ayaa markii aan dhagaystay khudabadii uu galay hogaamiyaha urukani Sh. Abu-bakar al-Baqdaadi, ayaa waxa aan ku dheygagay erayad uu hogaamiyahani ku hadlayo macaankooga iyo diinta ay huwan yihiin, hadii aan ku idhaahdo ishayda mar qudha may libiqsan been kuu sheegin. Urukan Daacish oo taageero badan ka helay dalalka Sucuudiga, Urdun iy dalal kale oo carab ah ayaa sida aan aaminsanahay waxa uu kor u qaadi doonaa sumcada iyo haybada dadka muslimiinta ah, hadii ay dadka muslimiinta ahi fahmaan waxa uu urukani u socdo. Ilaahayna ha waafajiyo ku dhaqanka diinta iyo xuduudaha Islaamka.aamin.aamiin.aamiin
Waxa qoray: Maxamed C.Raxmaan Maxamed Sharma’arke
Email: mahamed1454@hotmail.com