WARAR UGU XIISAHA BADANWARARKA “tabashadii reer Awdal waxba kama bedelayso isku shaandheynta uu Siilaanyo Sameeyay” ku-xigeenka musharaxa madaxweyne ee Ucid By Hubaal - February 28, 2015 0 25 FacebookTwitterPinterestWhatsApp DAAWO: Musharax ku-xigeenka madaxweyne ee xisbiga Ucid Cabdirashiid Xasan Mataan ayaa isku shaandheynta uu madaxweyne Siilaanyo ku sameeyay xukuumaddiisa ku tilmaamay mid aan waxba ka tarayn ama ku soo kordhinayn tabashadii reer Awdal