TACSI ay BAHDA HUBAAL U Dirayaan Ehelkii & Dhammaan JSL Ee Uu Ka Baxay Alle Ha U Naxariistee Marxuum Mujaahid Oto Biixi Caalin Oo Hargeysa Ku Geeriyooday

0
78

Innaa Lillaahi Wa-innaa-ileyhi raajicuun

 ooto biixi

Maareeyaha guud HUBAAL Media Network Maxamed Axmed Jaamac (Calooley), Tifaftiraha guud ee HUBAAL Media Network Xasan Xuseen Cabdillaahi (Keefkeef), Madaxa Wararka ee Wargeyska HUBAAL , Axmed Cumar Axmed (Timo), Madaxa Barnaamijyada Wargeyska & Mareegaha Hubaal Mustafe Maxamed CAbdillaahi (Faro), Sakariye Axmed Jaamac, Aadan Cabdi Ciidle, Ibraahim Axmed Maxamed (Shiine), Cabdirisaaq Xuseen Xaashi (Gaas), Maxamuud Saalax Ducaale, Cabdinaasir Maxamuud Yuusuf (Cago), Garyaqaan Sacad Yaasiin Maxamuud, Jamaal Ibraahim Maxamed, Dhammaan Hawl-wadeennada, qoreyaasha iyo qalinleyda Wargeska maalinlaha ah ee HUBAAL iyo Mataankiisa toddobaadleha ah ee THE INDEPENDENT iyo guud ahaanba bahda  HUBAAL Media Network waxa ay   tacsi tiiraanyo leh u dirayaan, ehelkii, qaraabadii, asxaabtii, ciidammada Asluubta iyo guud ahaanba qaranka Somaliland, geeridii naxdinta lahayd ee ku timi alla ha u naxariistee: Marxuum Mujaahid Oto Biixi Caalin Oo Maanta 05/06/2017 Ku Geeriyooday Magaalada Hargaysa

Waxaanay marxuumka Alle uga baryayaan inuu jannadiisa Firdowsa ka waraabiyo, qoyska, qaraabada, qaranka, madaxdhaqameedka iyo shacabkana uu Samir iyo Iimaan saadiq ah ka siiyo. Aamiin….Aamiin….Aamiin.

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here