INNAA LILLAAHI WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN
Maareeyaha guud HUBAAL Media Network Maxamed Axmed Jaamac (Calooley), Tifaftiraha guud ee HUBAAL Media Network Xasan Xuseen Cabdillaahi (Keefkeef), Madaxa Wararka ee Wargeyska HUBAAL , Axmed Cumar Axmed (Timo), Madaxa Barnaamijyada ee Wargeyska HUBAAL Mustafe Maxamed CAbdillaahi (Faro), Sakariye Axmed Jaamac, Aadan Cabdi Ciidle, Ibraahim Axmed Maxamed (Shiine), Cabdirisaaq Xuseen Xaashi (Gaas), Maxamuud Saalax Ducaale, Cabdinaasir Maxamuud Yuusuf (Cago), Jamaal Ibraahim Maxamed, Cabdiraxiim Ismaaciil Cabdillaahi (Bidaar). Maxamed Jaamac Maxamed (Xato) iyo Dhammaan Hawl-wadeennada iyo qalinleyda Bahda HUBAAL Media Network waxa ay dhambaal tacsi ah u dirayaan qoyskii, qaraabadii, eheladii, asxaabtii iyo guud ahaan shacbiga Somaliland ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Marxuum Axmed Xasan Cali Gaas, oo ku geeriyooday 23/05/2016, London.
Gaar ahaana Bahda Hubaal Waxay Tacsi u dirayaa La-taliyaha Madaxweynaha ee Arrimaha Saxaafada Mudane Khadar Xasan Cali Gaas, oo ay marxuumka Walaalo ahaayeen. waxa aanu marxuumka Alle uga baryayaa inuu naxariistiisa janno geeyo, Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo shacbiga Somaliland ee uu ka baxdayna Samir iyo iimaan saadiqa ka siiyo.
Aamiin………….Aamiin………….Aamiin