Hargeysa (Hubaal) Maamulka iyo shaqaalaha shirkadda isgaadhsiinta ee Telesom, ayaa dhambaal tacsi u diray, ehelada iyo qaraabadii uu ka baxay Maxamed Yuusuf Aloore oo ku geeriyooday dalka Turkiga. Dhambaalka tacsida oo nuqul kamid ah soo gaadhay Wargeyska Hubaal ayaa u dhignaa sidan:
“TACSI: Dhammaan maamulka iyo shaqaale weynaha Telesom Group, waxay Tacsi u dirayaan Ehelkii, Qarabadii, umada Somaliland iyo Dhamaan Shaqaale weynaha Shirkadda Geeridii ku timid Gudoomiye Maxamed Yuusuf Aloore oo ku geeriyooday Dalka Turkey-ga waxayna ilaahay uga baryayaan in u Naxaristii Janno haka waraabiyo Dhamaana Samir iyo iiman inaga wada siiyo.”
Aamiin Aamiin.