TACSI AY DIRAYAAN SHAQAALAHA MADBACADA QARANKA JSL

0
77

INNAA LILAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN

TACSI

Maareeyaha Guud ee Madbacada Qaranka JSL Md. Cabdilaahi Maxamed Jaamac (Caarey), Maareeye ku Xigeenka M.Q. Jaamac Cabdi C/raxmaan, Cabdikariim Cabdillaahi Cumar, Maxamed Cabdi Jaamac, Maxamed Cabdirisaq Aadam, Cabdishakuur Cabdi Xirsi, Cabdirshiid Ibraahim Cali, Nimco Xasan Siciid, Axmed Haaruun Hurre, Muna Dalmar Saalax, Faysal Xariir Maxamuud, Nimco Cabdillaahi Haybe, Xamda Maxamed Cabdi, Cabdiraxmaan Axmed Jaamac, Axmed Cumar Xuseen, Xaawa Cali Axmed, Cabdirisaaq Yuusuf Axmed, Niciima Maxamed Xandulle, Cabdi aw-Nuur Jaamac, Fu’aad Cabdi Maxamed, Axmed Adam Xuseen, Ibraahim Siciid Cumar, Nasir Xasan Cumar, Daahir Cabdi Ciise, Cabdikariim Yuusuf Xasan, Barre Cali Odowaa, Xasan Axmed Ducaale, Mahdi Maxamed Cumar, Aadam Maxamuud Cismaan, Daahir Cabdisalaan Yuusuf, Kayse Faarax Yuusuf, Cabdirashiid Ismaaciil Xasan, Carafaat Saliim Axmed, Cabdimajiid Cabdillaahi Maxamed, Cabdirisaaq Nuux Axmed, Cali Xasan Yey, Maxamed Ibraahim Axmed, Axmed Maxamed Guuleed, Aadam Axmed Ducaale, Axmed Cabdillaahi aw-Cabdi, Axmed Cali Faarax, Cumar Xasan Nuur, Ibraahim Jaamac Coomay, Ibraahim Axmed Xuseen, Cabdicasiis Cismaan Aadan, Maxamed Jaamac Axmed, Maxamed Jaamac Ismaaciil, Maxamuud Axmed Maxamed, Cabdikariim Ismaaciil Xariir, Cabdillaahi Ismaaciil Cabdi, Muuse Gaas Warsame, Cabdi Aadam Wayd, Maxamed Xuseen Faarax, Axmed Yuusuf Yaasiin, Maxamuud Ismaaciil Odowaa, Maxamed Cabdiraxmaan Jaamac, Cabdiweli Ismaaciil Xaashi, Muuse Haybe Yuusuf, Cabbaas Cismaan Cabdi, Cabdi Muuse Xasan, Cawil Maxamed Mire, Cabdirashiid Maxamed Jaamac, Cabdiqaadir Maxamed Muxumed, Maxamuud Raygal Fidhin.tacsi

Dhammaan Maamulka iyo Shaqaalaha Madbacadda Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland waxay Tacsi u dirayaan Ehelkii, Qaraabadii iyo Shaqaalaha Madbacadda ee uu ka Tirsanaa Allah Naxariistii Janno ha ka Waraabiyee Marxuum Yuusuf Qalinle Xirsi oo ku Geeriyooday Magaalada Hargeysa 13/11/2015, Waxaanay Illaahay uga baryayaan inuu Jannatul Fardawsa ka waraabiyo, Qoyskii iyo Qaraabadii uu ka baxayna Samir iyo Iimaan ka siiyo.

AAMIIN…..      AAMIIN…        AAMIIN.

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here