Tirada Dhimashada Iyo Dhaawaca Wararkii U Dambeeyay Ee Weerarkii Dableydu Ku Qaaday Jaamaccada Gaarrisa

0
33

weerarUgu yaraan 147 qof ayaa ku dhimatay 80 kalena waa lagu dhaawacay weerar saaka arroortii hore ay kooxda al shabaab ku qaaday xarunta jaamacadda Gaarrisa

Dabley hubaysan oo ka tirsan ururka Al-Shabaab ayaa weli ku jira gudaha Jaamacadda Garissa ee ay weerarka ku qaadeen arrornimadii saaka.

gaarisaWasaaradda arrimaha gudaha ayaa sheegay in 4-tii dableyda ahayd ee weerarka soo qaadday lagu dilay howlgalka ay dowladda ku qaadday Jaamacadda Garissa ee dableydu weerarka ku soo qaadeen arroortii saakay.

gaarisa1Dowladda Kenya ayaa sheegtay in ugu yaraan 147 ruux lagu dilay weerarka, 80 ayaa lagu dhaawacay, 3 askerina waa la dilay.weerar

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here