HUBAAL KA DAAWO: Warbixin Loogu Magacdaray Suuqa Iyo Sixir Bararka Oo Wariye Bedri Koosaar Ka Diyaariyay Suuqa Weyn Ee Gobanimo
“Tujaarta Iyo Madaxdu Waa Ay Isku Kaayo Barkan Yihiin” Hooyo Suuqa Gobanimo Ku Ganacsata
“Annagu Dollar wax kuma iibino oo Somaliland baanu wax ku iibinaa, Shillinkii Somaliland-na waxba laguma falayo” Hooyo ka ganacsata khudrada
“Meheradii inaan xidho iyo inaan furo, inaan xidho ayay ila noqotay, Waayo sheygii intii layga soo siiyay ayuuba dhaafay intaan ku iibinayay. markaa inaan shaqeeyo iyo inaan iskaba xidho, inaan iska xidho ayaan ka fikiraa” nin weelka ku iibiya suuqa Gobanimo