Masuuliyiinta xisbiyada UCID iyo Waddani ee gobolka Sanaag iyo xildhibaano ka tirsan golaha degaanka Ceerigaabo iyo weliba tiirarka ugu culus taageerayaasha asxaabtaas ayaa maanta shir jaraa’id oo ay ku qabteen magalaadda Ceerigaabo waxay uga digeen golaha guurtida Somaliland muddo kordhin ay u sameeyaan xukuumadda madaxweyne Siilaanyo.
Halkan ka Daawo Xubnahan oo ka hadlaya amuurtan: