Hargeysa (Hubaal)– Xildhibaan Axmedyaasiin Sheekh Cali Ayaanle oo ka tirsan Golaha wakiilada Somaliland ayaa ka soo horjeedsaday xildhibaanno ka dayriyay ciidamada ilaalada Sahaminta shidaalka ee la samaynayo..
“waxa sida fiinta uga gubta waa la yaqaannaa oo waa dawladda Muqdisho, laakiin waxa nasiib darro ah in Xildhibaan Rayte iyo Xildhibaan Siciid Warsame oo saaxiibaday ahi ay la af noqdaan Xasan Sheekh Maxamuud”
GUJI Qoraalkan Oo Akhriso+DAAWO VIDEO-ga Shirka Jaraa’id Ee Xildhibaan Axmed Yaasiin Ayaanle Oo Dhamaystiran