“Waan Iska Casilay Xilkii ‘Guddoomiyaha Gudiga A. Gudaha, Nabadgelyada & Difaaca’ ee Golaha Wakiillada.”

0
23

Xildhibaan Ibraahim Jaamac Cali (Rayte) ayaa sheegay inuu iska casilay xilka guddoomiyaha Guddida Arrimaha gudaha, nabadgelyada iyo difaaca ee golaha wakiilladda Somaliland. Xildhibaan Rayte oo warbaahinta la hadlay maanta ayaa sababta iscasilaadiisa ku macneeyay, xil-gudasho la’aan iyo sida uu sheegay guddida oo gudan waayay waajibaadkiisii.

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here