“Waar Dhiman Maayo, Waar Xanuunsan Maayo, Waar Kursiga Cay Kaga Tagi Maayo, Waar Halganka Burco-Duuray  Anigaa Hogaaminayey Intii ….”- RADIO HUBAAL Ka Dhegeyso Khudbadii   Md. Siilaanyo Iyo Hees Dhextaal Ah Oo Aanu U xulnay

0
27

“Waar Dhiman Maayo, Waar Xanuunsan Maayo Oo Dheg Laygama Hayo, Waar Kursiga Cay Kaga Tagi Maayo Cod Layga Helo Ayuun Baan Bannaynayaa…… Waar Burco-Duuray Halgankaba Anigaa Hogaaminayey Intii Ku Shahiiday Ilaahay Ha U Naxariisto, Umana Baahna In Lagu Xuso Xasarad, Cay Iyo Af-Lagaado,  Waar Ma Jiro Qof Sharciga Ka Weyni   Wax Kasta Oo Loo Adeegsado In Ummaddan Lagu Kala Qoqobaa Waa Reebban Yihiin”

“Waar Dhiman Maayo, Waar Xanuunsan Maayo, Waar Kursiga Cay Kaga Tagi Maayo, Waar Halganka Burco-Duuray  Anigaa Hogaaminayey Intii ….”- RADIO HUBAAL Ka Dhegeyso Khudbadii   Md. Siilaanyo Iyo Hees Dhextaal Ah Oo Aanu U xulnay…Si aad u Dhegeysato Khudbada Madaxweynaha iyo Heesta Ku Lifaaqan iyo Weliba Khudbadiisa oo Qoraal Ah fadlan Guji Sawirka Hoose

siilaanyo

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here