Wafti Ka Socda DDSI Oo Lagu soo dhaweeyay Somaliland Iyo Ujeedada Safarkooda (DAAWO)

0
30

Hargeysa, (Hubaal)-Masuuliyiin ka tirsan xukumadda Somaliland ayaa magaalada Wajaale ee xuduudka Somaliland iyo Ethiopia ku soo dhaweeyay madax ka socota dawlad degaanka Ethopia oo uu hogaaminayo wasiirka ganacsiga ee maamulkaasi.

Wasiirka ganacsiga, wasiiru dawlaha madaxtooyada, badhasaabka Gabiley iyo madax kale oo halkaasi kaga hor tagay ayaa si diiran u soo dhaweeyay masuuliyiinta, iyagoo tilmaamay in socdaalkoodu ka turjumayo xidhiidhka labada dhinac oo ah mid isku tiirsan islamarkaana wax dhinac saameeyaa dhanka kalena saamaynayo.

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here