Hargeysa(Hubaal);Xukuumada Madaxwayne Siilaanyo Oo mudooyinkii u danbeeyay ku hawlanayd sidii meesha looga saari lahaa ururka dhalinyarada subeer awal ee jiidali marar horena iskudayday in ay xidho xubno ururka ka tirsan.
Sida uu noo Xaqiijiyay Afhayeenka ururka dhalinyarada subeer awal ee jiidali ayaa waxaa caawa cawayskii Ciidamada looyaqaan RRu waxay ay qafasheen gudomiyihii ururka dhalinyarada Subeer Awal ee jiidali Cabdiraxmaan Xasan Aadan canbaaro 8;00 habeenimo Isagoo ku sugnaa xaafadiisa oo kutaala Xaafada 150ka ee degmada 26juun
Xadhiga iyo qafaalashada ay xukuumadu ku la kacday gudoomiyaha Ururtka jiidali ayaan ahayd mid sharciga waafaqsan iyadoon wax waarana iyo u yeedhistoona loo keenin
Afhayeenka ururka Jiidali Faysal cumar madar ayaa falkan isagu iskulul u canbaareeyay isagoo sheegay in URURKA JIIIDALI MARNABA QAAADAN MAAAYO IN CADAAALAD DARO LOOLA YIMAAADO XUBNAHOODA LAKIIIN WIXII SHARCIGU AY DIYAAAR U YIHIIN.
Xukuumada madaxwayne siilaanyo ayaa iyadu ah mid dadka shacabka ah kicinaysa iyadoo maalinta bariyana qalalaase ka taagan yahay xukuumada o kusoo duushay golaha baarlamaanka ,
Dhacdadan ayaa waxa kadhalan kara kacdoono aan lagarayn natiijada ay yeelandoonaan
wajaalenews