WAR DEG-DEH AH: Salaadiintii Mandheera Ku Xidhnayd Oo Lasii Daayay

0
30

Hargeysa (Hubaal) Waxa goor dhaweyd Xabsiga Mandheera laga sii daayay madax-dhaqameeddii kuwaas oo dhawrkii bilood ee u dambeeyey laga soo xidh xidhay labada gobol ee kala ah Maroodi-jeex iyo Saaxil.  Suldaan Mawliid Cali Sabayse,  Jiif caaqil Cabdiraxmaan Xasan xoore iyo suldaan Ibraahin Sul. Sulub Nuur ayaa xabsiga lagaga soo daayay sida hadda Hubaal loo cadeeyay cafis madaxweynuhu u fidiyay xubnahaasi madaxdhaqameeda ah ee xidhnayd. salaadiinta xidhnaydMadax-dhameedkan ayaa ka mid ah salaadiinta magaca ku leh beesha Subeer Awal iyo guud ahaana Somaliland.

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here