War-saxaafadeed:Xoghayaha dhaqanka xisbiga Waddani oo jawaab adag ka bixiyey weedho xiqdi iyo buqdi xanbaarsan oo xildhiban Nacnac kula dulkufay masuuliyiin ka tirsan Waddani.

0
40

War-saxaafadeed:Xoghayaha dhaqanka xisbiga Waddani oo jawaab adag ka bixiyey weedho xiqdi iyo buqdi xanbaarsan oo xildhiban Nacnac kula dulkufay masuuliyiin ka tirsan Waddani.
Hargeisa-(Hubaal)-War-saxaafadeedka xoghayaha Dahaqanka iyo Hidahaha waddani Jiif Caaqil Cabdi Guuleed Gaboobe soo saarey oo dhamaystiranina wuxuu u dhignaa sidatan:-
“Waxa mahad leh ilaaha Ina waafajiyey bisha barkeysan ee ramdaanka waxaanan naftayda iyo tiinaba kula dardaarmayaa cabsida ilaahay
Maan jecleyn bisha ramadaan inaan ka mashquulo cibaadada eebe waxaase aad moodaa inaan laga aamisi karin bisha xataa barakeysan munkarka iyo xaalad abuurka dalka u soo jiidaya dhibka iyo foodada
Maxaa ka mida hadallada feedho iga garada ah ee kaloo yidhi iyo kalagu yidhi iyo gabi ahaanba qarankan isku si wax u yeeleysa waayo hadalka ama ficuilka ka soo hor jeedsanaya distoorka iyo qawaaniintii aynu niganey waa waxyeelo qaran.
Hadaba ninka fagaare ama warbaahinta ka leh masuuliyinta Xisbiga wadani makamad hala soo taago isgoo danbi uga dhigaya maxaa loo sheegey dhibaatada masuuliyiinta xukuumadu ku hayso hamigii iyo higsadkii umadan iyo baabi inta waxii umadani ku soo tabcaysey(23)sanadood, ha ogaado inaanu cidna waxtareyn balse uu qarankan waxyeelo u geystey.

 

ch
Waxa iga gunaanada Xisbiga wadani waa xisbi mucaarada mar ka aamusi maayo wixii dhib dhaliil iyo qaran dumisnimo ah ee uu ku arko xukuumadan jaha wareertey qarankii iyo shacabkii iyagoo mid ah lagu wareejiyeyna qolo qolo iyo qurub qurub intey u googoysey meel walban ka soo xidhay warbaahinta buuqa sharka la taagan iyo shan kalaa la dooranayaa odeyga.
(Adna hoon sheydaanlow taariikhda ayaa ku qori doonta waxaa aad isleedahay ku mallafsana waa ayaamee iska dhex jiif dhjaanta ceebta
Shacabka reer s/land waxaan u soo jeedinayaa iney qaran key u soo dhinteen ilaashadaan yoolkoodiina aan laga leexin si buuxdana isu garab taagaan Xisbigooda wadani oo runtii maanta ku jira dhufeys adag uu ku difaacayo qaranimadii iyo wax wada lahaanshihii s/landa aynu wada jecelney
Xoghayaha dhaqanka iyo hiddaha xisbiga mucaaradka ah ee wadani

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here