Guriga DHAQAALE Wasaarad Dhawaan Lagu Soo Kordhiyey Golaha Xukuumadda Oo Amartay In Albaabada Loo...
DAAWO Xukuumadda Oo Mamnuucday Akaademiyad Dhawaan Uu Madaxweyne-ku-xigeenku Daah-furay Oo Ka Shaqaynaysa Horumarinta Cilmiga, Teknoolajiyadda iyo Fanka
Wasaaradda Dhaqanka iyo Dalxiiska Somaliland Oo Amartay In Albaabada Loo Laalbo Xarunta Cusub Ee Akaademiyadda Fanka, Iyo Cilmiga Oo Dhawaan Uu Madaxweyne-ku-xigeenku Daah-furay taas Oo Ka Shaqaynaysa Horumarinta Cilmiga, Teknoolajiyadda iyo Fanka
“Qoladaas Akaademiyadda sheegatay may ahayd qolo annaga na soo martay, kuwo aanu annagu aqoonsannahayna maaha ee waa kuwo iskood isu magacaabay” –wasiirka wasaaradda cusub ee dhaqanka iyo dalxiiska Somaliland Khadar Xaaji Yuusuf


