Wasaaradda Caaimaadka Somaliland Oo Digniintii Labaad Ee Ka Dhan Ah Baahin Addeeg Caafimaad Oo Sharci Daro Ah U Dirtay Shirkadda Telesom

0
54

Wasaaradda caafimaadka Somaliland ayaa mar kale digniin ka dhan ah baahin Arrimo caafimaad oo sharci daro ah u dirtay shirkadda isgaadhsiinta ee Telesom oo addeega farriimaha SMS ee telefoonada gacanta ku baahisay addeeg caafimaad oon soo marin wasaaradda caafimaadka.

Waxaana sidaa lagu sheegay warqad qoraal ah oo uu ku sexeexan yahay agaasimaha guud ee wasaaradda caafimaadka Somaliland Cismaan Xuseen warsame oo nuqul ka mid ahi uu nasoo gaadhay,waxaana uu u dhignaa sidan

tellesom

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here