Wasaaradda waxbarashada Somaliland ayaa magaalada Hargaysa ka bilowday olole wacyigelineed oo ka dhan ah Tahriibta.
Ololahan ayaa wasaarada waxbarashadu ka bilowday dugsiyada sare ee Hargeysa,agaasimaha waxbarashada dadban ee wasaarada waxbarashada Muuse Maxamed Shire maruu kormeer kusoo maray dugsiyada sare ee Al-irshaad ayaa waxa uu uga waramay ardaydii dugsigaas ku sugnaa dhibaatada ay leedahay tahriibta iyo dhaqamada xun-xun