Wasiir Cukuse Doorashadii Golaha Wakiilada Ee Dawladdu Qaban kari weyday Ayuu Xisbiga Waddani kula Gal-galanayaa. by: Abdi Mustafe

0
26

Wasiir Cukuse oon dalku halka uu marayo aad uula socon oo hawlo isaga u gaari ka mash quuliyeen ayaan ogayn in dowladu ku guul dareysatay in waqtigii golaha wakiiladu markuu dhamaaday ay dowladu qaban kari weyday doorasho oo ay door bideen in mudada loo kor dhiyo iyagoo ujeeda dooda rasmiga ihi ahayd wakiilo badan baa Kulmiye heystaa ee yaan waxba laga bedelin doorashana la

cukuse afka silanyo

qaban. Hadaba Wasiir Cukuse halkuu ku xidhnaa markii dowladu diidanayd in golaha wakiilada ee waqtigoodi dhamaaday ay dowladu qaban weyday doorasho. Cukuse oo waagii dowladii Siyaad Bare ka shaqeyn jiray xidigta October ee afka dowlada ku hadasha oo aha Guulwade rasmi ah ( Registered Guulwade ) ayaa maantana shaqadiisii oo kale loo dhiibay oo kolba madaxtooyada laga soo dirayaa oo la odhanayaa adaan waxba isku falayan ee hebel cay ama xisbiyada mucaaradka ah hadaladii aad ku qori jirtay xidigtii October oo kale kula dhaqan. Cukuse cid badani wax kama qorto oo taariikhdiisa wax yaabo badan baa ka qaldan dad kuna wuu ogyay isna isma daryeelo oo soo jeed ayaa dilay. Hadaba Cukuse waxaan leeyay maskax daada in lagula leeyay shicibku wuu ka dheregsanyay oo aanad fikir kaaga xor u ahayn waxyaabaha dalka ka dhacayana aanad aad uula socon. Cida wasiir kaa dhigatay waxay kaaga jeedeen maad fahmin. Waxay ahayd cukusow adaan damiir lahayn oon waxba isku falayn ee afka dowlada ku hadal oo sidaannu ku nidhaa uun dhe adna tii baad mooday in wasiir xalaala lagaa dhigay.

Abdi Mustafe

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here