Wasiir reer Berbera Ah Oo Ku Hanjaba In ay Cagta Marin Doonto Xukuumaddu Ciddii Ka Hor Timaada Saldhiga Millatari Ee UAE Laga Kiraynayo

0
42

 

‘’Xildhibaanada Waddani Waxaan Leeyahay Yaan La Arkin Idinkoo Shanta Gacmoodba Taagaya’’
Hargeysa (Hubaal):-Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Xannaanadda Xoolaha Mudane Cali Maxamed Cilmi (Cali Gadh-dheer) oo ayaa Sheegay inay Xukuumadu Mas’uul ka Tahay hirgelinta Heshiisyada Caalamiga ah oo ay ka mid tahay Saldhiga Mileteri ee Imaaraadka Laga Siinayo Magaalada Berbera.

 

 

DAAWO Shir Jaraaid Oo Wasiir reer Berbera Ah Oo Ku Hanjaba In ay Cagta Marin Doonto Xukuumaddu Ciddii Ka Hor Timaada Saldhiga Millatari Ee UAE Laga Kiraynayo

Wasiir ku xigeenka xanaannada xoolaha Cali Maxamed Gadh Dheer oo reer Berbera ah Oo Digniin U Diray cidda Mucaarida Saldhiga Millatari

 


cali-gadhe

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here