Hargeysa (Hubaal)-Waftigii Somaliland Ee Safarka Ugu Maqnaa Wadanka Imaaraadka Oo Maanta Dalka Dib Ugu Soo Laabtay Kana Warbixiyey Safarkoodii.
Waftigii Somaliland ee safarka ugu Maqnaa Wadanka Imaaraadka Carabta una tagay Wadahadalkii Shirkada Dhismaha Dekedaha oo danaynaysay Maalgashiga Marsadda Berebra ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay, waxaana si balaadhan loogu soo dhaweeyey Madaarka Caalamigaa ee Cigaalka.