Wasiir Yoonis iyo Wakiilka Somaliland u fadhiya dalkaasi Norway, Mr. Sulub Hussain ayaa kulamo la yeeshay xubno ka mid ah Baarlamaanka wadankaasi oo ay ka mid ahaayeen Hekki Holmas iyo Slyvi Graham (sawrka koowaad ee lifaaqa). Sidoo kule intuu Wasiir Bixi joogay magaalada Oslo oo uu hore ugula kulmay Wasiir ku xigeenka Arrimaha Dibedda ayaa waxa kulamadiisii ugu danbeeyay ka mid ahaa kulan uu la yeeshay musharaxa Mayorka magaalada Norway Mr. Johansen (Sawrka Labaad). Mudane Wasiir Yonis ayaa kala hadlay masuuliyiinta uu la kulmay xoojinta xidhiidhka ka dhexeeya Baarlamaanada Somaliland iyo Norway, taageerada dhaqaale ee horumarka Somaliland, iyo sidii loo heli lahaa ganacsi dhex mara labada dal.
Wasiir Yonis ayaa u gudbay magaalada Geneva ee dalka Switzerland halkaasi oo uu kulan kula qaatay masuuliyiin sare oo ka tirsan haayada jimciyada Quruumaha u dhaxaysa u qaabilsan qaxootiga ee magaceeda loo soo gaabiye UNHCR oo ay ka mid yihiin Mr. Valentin Tapsoba, Agaasimaha Africa iyo tiimkiisa (Sawrka sadexaad). Wasiir Yonis ayaa kala hadlay UNHCRS Mashaakilaadka Yemen iyo Saamaynta Qaxootiga Yemen ay ku leedahay Somaliland, mashaakilaadka barakacayaasha iyo Qaxoontiga ku sugan Somaliland sidii loo kordhin lahaa taageerada la siiyo iyo waliba in la balaadhiya hawlgalada UNHCR ee Somaliland.
English Version
Minister Yonis and Ambassador Sulub Hussain, Somaliland’s Representative in Norway, met Norwegian Parliamentarians Hekki Holmas and Slyvi Graham in Oslo (first picture). In his trip in Norway where he previously met with the Deputy Minister of Foreign Affairs, Minister Yonis also met Oslo Mayoral candidate Raymond Johansen (second picture). He discussed strengthen relations between Somaliland and Norway’s Parliament’s, development support and potential bilateral trade issues.
Minister Yonis then traveled to Geneva, Switzerland where he met high levels officials at UNHCR including Mr. Valentin Tapsoba, Regional Director of UNHCR’s Africa Bureau and his team (third photo). Minister Yonis discussed the Yemen refugee crisis and its impact on Somaliland, increasing support to Somaliland to manage the increasing numbers of refugees and IDPs, and expanding UNHCR’s operations in Somaliland.