Wasiirka Caafimaadka Somaliland Oo Maanta Dalka Ku Soo Laabtay
Hargeysa (Hubaal) Wasiirka wasaaradda caafimaadka Somaliland Dr. Xasan Ismaaciil Yuusuf oo safar ugu maqnaa dalka Mosambik ayaa dib ugu soo laabtay caasimadda Hargeysa.
Wasiirka caafimaadka ayaa dalka Mosambik kaga qaybgalay shir caalamiya oo lagaga arrinsanayay iskaashiga qaarada Afrika ee cudurada faaha.
Weftigan uu wasiirka caafimaadku horkacayay ayaa markii ay ka soo dageen madaarka Hargeysa saxaafadda u waramay.
DAAWO: