Wasiirka Maaliyadda Oo Maanta Hortagay Golaha Wakiilada,Kana Warbixiyey Odoroska Miisaaniyad Sanadeedka 2015-ka

0
23

HALKAN KA DAAWO: Wasiirka Wasaarada Maaliyada Jamhuuriyada Somaliland Md Cabdicasiis Maxamed Samaale ayaa maanta hortagay golaha wakiilada JSL isaga oo ka warbixiyey miisaaniyad sanadeedka Qaranka ee sanadka 2015 oo dhan 251 Milyan oo Dollar.

 

Wasiirku Waxa uu Sheegay inay Tirtireen Cashuuro dadka Wakhtigii Hore laga qaadi Jiray Gaar ahaan kuwa Saamaynta ku leh Nolosha Bulshada .

 

Wasiirku Waxa uu sheegay in iyagoo Tixgelinaya Soo Jeedintii Golaha Wakiilada ee Miisaaniyada Qaranka ee 2014 ay Hoos geeyeen Hay’adaha Dawlada ee aan ku Sharcigooda la hayn ay Hoos geeyeen Wasaaradaha dawlada .

SAMAALEE

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here