Xamaas (hubaal) Wasiirka Wasaarada Qorsheynta Somaliland Mudane Cali Shoombe oo ka xog-Waramay waddo la dayactirayo iyo kharashka lagu dayactirayo halka laga maal gelinayo, waxaanu u mahad naqay wadamada maal galaya sanduuqa hormarinta Somaliland ee SDF.
Isaga oo wasiirku arintaas ka waramayana halkan ka daawo.