Hargeysa (hubaal) Wasiirka wasaaradda Waxbarashada ee jamhuuriyadda somaliland, Md Cabdiraxmaan Dheere ayaa Xadhiga ka jaray xarun maktabad cusub ah oo ay Magalada Hargaysa ku yeelan doonto Hay’ada waxbarashada Africa ee AET.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka.