WAX-GARAD: Waar dhoohane bal WAXAAD ka warantaa wasiiradadan daatay?
DHOOHANE: Ala maxaan ka yaabay waxgaradoow! Cilmigu qofka wuu kabaa, lakiin cilmi bilaadiga inta ku takhasuustey sidaa xun ayay U jabaan
WAX-GARAD: ma waxeey garan wayeen bal wiig aamusa, ileeyn af aanad lahayn ma qabatid
DHOOHANE: anuu waxaan garan waayey wasiirnimada ma boqortooyay U qabeen? Miyaney ahayn kuwii shaleey lahaa xilku waa meerto mise kooda joogto ayay U qabeen
WAX-GARAD: garan waayey anuu!
DHOOHANE: mayee shacbiweynaha SOMALILAND ayeey si wanaagsan U darseen ogyihiina ineey u sacabin doonan. Ileeyn waa nimankii si la ogyahay U guulwadeeyey hadana sidii BOOBE diyaar U musalsalkii magacbisteydii iyo maagisteydii SEASON2 Hawada kusoo wada
WAX-GARAD: indho adakaa
DHOOHANE: waxgaradoow Saxiib indho adkidu waata la isku dhaafay ninkii asxaabiga lagu masaalay maantana larabo in shaydaan la inoogu sheego.
WAX-GARAD: subaxaan ma asxaabigii? Inalilaah radiyaalahu canhu ayaan leeyay asxaabiga anuu
DHOOHANE: wakaa caqliga siyaasiyiinteenu aan ogayn shaleey waxeey faleen warkoodu waa present tense.
Qalinkii: ADEN DEEQ