“Waxa layaab leh in Dawladda Federalka Somalia uu Tusbaxu kaga Furmay Carqaladaynta Horumarka iyo Kheyraadka Dalka Somaliland”

0
20

DAAWO: Wasiirka Wasaaradda Macdanta iyo Tamarta JSL Md Xuseen Cabdi Ducaale ayaa maanta shir jaraa’id oo uu xafiiskiisa ku qabtay waxa uu  si adag uga hadlay hadaladii maalintii shalay ka soo yedhay Dawladda taagta daran ee Muqdisho, kuna saabsanaa soo saarka macdanta dalkan JSL.

MACDANTA

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here