“Waxaad Mooddaa Inuu Aad Innoogu Batey Qabiilku. Reer Somaliland Haddii Ay Saxaafad, Siyaasiyiin Iyo Shacbiga Gidaar Walba Qabyaaladda La Jooga Tahayba  Waa Inaynnu Ka Waantowno Qabyaaladda”

0
34

-Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland Oo Ku Baaqay Inaan La Isku Taageerin Gar-darrada, Dulmiya iyo Qabyaallada- “Waxaad Mooddaa Inuu Aad Innoogu Batey Qabiilku. Reer Somaliland Haddii Ay Saxaafad, Siyaasiyiin Iyo Shacbiga Gidaar Walba Qabyaaladda La Jooga Tahayba  Waa Inaynnu Ka Waantowno Qabyaaladda 

Hargeysa (Horweyn)- Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa ku baaqay in aan la isku taageerin gardarrada iyo dulmiga oo uu sheegay inay wayn ugu badanyihiin dalka Somaliland.

GUJI HALKAN OO KA BOGO QORAALKA BAAQA UU SOO JEEDIYEY MADAXWEYNE KU XIGEENKA SOMALILAND

Saylici-iyo-salaadda

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here