“Waxaan Xasuustaa In Arooskii Maxamed X. Ibraahim Cigaal Oo Hawdka Ka dhascayay Aan Anigoo Yar Aabahay U Raacay”

0
51

Xiisaha Waraysi Muuqaal Ah Oo Weriye Idiris Cigaal Nuur  La Yeeshay  Fannaankii Weynaa AHUN Cumar Dhuulle Cali (Cumar Mahdi)….

“Waxaan Xasuustaa In  Arooskii Maxamed X. Ibraahim Cigaal Oo Hawdka Ka dhascayay Aan Anigoo Yar Aabahay U Raacay”

Hargeysa (Hubaal)- “Waxaan Xasuustaa In anigoo Yar uu Aabahay Inuu Gacanta I Qabtay Uu Ii Kaxeeyey Maxamed X. Ibraahin Cigaal Arooskiisii Oo Hawdka Ka dhacay”…..Xiisaha Waraysi Intii Uu Noollaa Laga Qaaday Alla Ha U Naxariistee Fannaankii Codka Toolmoonnaa ee Cumar Dhuulle Cali, Kaasi Oo dabayaaqadii Qarnigii tegey  Uu Magaallada Jabbuuti kula yeeshay Weriyaha Caanka Ah Ee Idiris Cigaal Nuur. Waraysigan oo Ka Mid ah Waraysiyada  ugu qiimaha badan dhaxalka taariikhda fanka Soomaalida ee laga qabto bahda Suugaanta ee bulshada Afka Soomaaliga ku hadasha waxaa uu Marxuum Al Fanaan Cumar Dhuulle Kaga Sheekaynaya geedi socodka fankiisa, halkii uu ku dhashay, barbaarintiisii, iyo heerkii uu bulshada dhexdeeda ka gaadhay.

cumar-dhuuleHaddaba WAraysigan oo Muddo hore la duubay ayaa bahda HUBAAL Media Ay Jeceshahay Inay U Soo gudbiso Akhristeyaashooda ku xidhan. Waana Kan ee Daawasho Wacan:

 

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here