“Waxay Dowladda Somalia Nooga Digtay Imaatinka Somaliland, Laakiin Annaga Ayaa Door Bidnay Inaanu Somaliland Nimaadno” Xildhibaanno Kiiniyaan Ah Oo Hargeysa Soo Gaadhay

0
31

Hargaysa (Hubaal):- Xildhibaanno ka tirsan golaha Baarlamaanka Kenya oo soo gaadhay Caasimada Somaliland ee Hargaysa ayaa sheegay in Xukuumadda Somalia ay uga Digtay inay tagaan somaliland, hasa yeeshee Wuxuu xusay inay iyagu door bideen Sidii ay indhahooda ugu soo arki lahaayeen Somaliland isla markaana ugala qayb qaadan lahaayeen Xuskii Munaasibadii 18 May.

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here